Somalitalk.com Online Community
Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet
Popular Searches: dvd airfare music
SOMALI TALK .COM Online Community BOGGA MAQAALADA Maqaal.SomaliTalk.com SIIRADA RASUULKA Baro Siirada Nebi Muxamad (SCW) Guji halkan
SOMALI TALK .COM Online Community
BOGGA MAQAALADA Maqaal.SomaliTalk.com
SIIRADA RASUULKA Baro Siirada Nebi Muxamad (SCW) Guji halkan
Home | FreeWebs | Email | TellFriends | Search | Feedback | Thu, Dec 23, 2004 | Allah Is Great w w w . s o m a l i t a l k . c o m WARARKA OGAADEENYA Radio Xoriyo 30 November 2001 Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya CWXI, oo Jab Culus Gaadhsiiyey Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee Ogaadeenya ka hawl Gala. Dhegeyso Warkaan oo Cod ah Wariyaha Raadiyo Xoriyo uga soo warama Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa soo diray Dhambaal Xambaarsan Dagaalo Dhawr ah oo dhex Maray CWXO iyo Midka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya kuwaas oo dhamaan Lagu Jabiyey CCGI. Sidaad la socoteen Jimcihii hore Radio Xoriyo wuxuu idiin soo gudbiyey Qaar ka mida Degaaladaas hasa yeeshee Wariyaha Radio Xoriyo uga soo Warama Cwxo, ayey hadda u suuro gashay in uu hada soo diro warbixintii ugu danbaysay ee ku saabsan Degaaladsaas waana sidan: 2-dii November 2001 Galadiid oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay Waxaa Cadawga lagaga diralay 5 Askari ooy 3dex ka mida ahaayeen Saraakiil kala ah 1 Kornayl iyo Kabtan.Mida Sadexaad ooyna suuro galin in Derajadiisa la xaqiijiyo. 09kii November 2001 Jugle oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa CGI lagaga dilay 4 askari 3 kalen waa lagaga dhaawacay. 18 October 2001 Jiid oo ka Tirsan Gobalka Qoraywy Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 3 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay. 15 November 2001 Sagag oo ka tirsan Gobalka Nogob Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 8 Askari 9 kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas ooy Qaaday Jabhaddu kadib markii CWXO uu soo gaadhay war sheegayey in Ciidanka Gumeysiga Itoobiya ay si xun ugu jidh dilayeen dad shacab ah goobtaas oo haddii aan laga gaadhin ay aaqibo tirayaan ayuu CWXO weerar Kadis ah ku qaaday Goobtaas iyadoo dhamaan dadkii Shacbiga ahaa eey halkaas ku haysteen laga sii daayey. 15 November 2001 Kabtinaag oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa Cadawga lagaga dilay 37 Askari,15 Kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas oo lagu gubay 37 Askari gaadhi ay saaraayeen oo nooca Milatariga Qaada ee Ruushku sameeyo oo uuraala la yidhaahdo ahaa wuxuu waday Ciidan laga soo badalay Godey loona soo badalay Qabridhare oo ah Xarunta CCGI ee Ogaadeenya waxaa Goobtaas lagu dhaawacay 15 Askari oo kale kadib markii Kolaydaddii waday lagu Weeraray Goobtaas.Waxaa Goobtaas CCGI lagaga Qabsaday 23 Qori oo Casri ah iyo Tiro Aan la soo koobi karin oo Rasaas ah kadib markay ka Carareen Goobtaas oo laga Xoreeyey CCGI. 5 October 2001 Gunagado siiba Tuuladda Duudcade oo ka tirsan Gobalka Dhagaxbuur Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 7 askari, 8 kalena waa lagaga dhaawacay. Degaaladaas isu geyn waxaa CCGI lagaga dilay 62 Askari waxaa sidoo kale lagaga dhaawacay 37 Askari.Waxay CWXO degaaladaas ku qabsadeen hub iyo Saanad badan oo muhiim u ah CWXO.Beryahan dambe ayaad moodaa in CWXO ay Goobaha Degaalka jab lexaad leh oo is daba joog ah oogu geysanayaan CCGI oo jaahwareer iyo Argagax ku jira. Halkaad Warkaas kala socotaan Waa Radio Xoriyo C.Sh.O. Wariyaha Raadiyo Xoriyo ooga soo warama Arimaha Bulshada ayaa isna soo sheegay Dhibaatooyn cusub oo sidii Caadada u ahaan Jirtay CCGI ay u geysteen Shacbiga Ogaadeenya siiba Tuuladda Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey. Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee ka hawl Gala Ogaadeenya oo Dhibaato u geysta Qaar ka mida Shacbiga Soomaaliyeed ee Ogaadeenya 22 October 2001 Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey ayey Weerar Argagax ah ku soo qaadeen CCGI dadkii Shacbiga ahaa ee Goobtaas Nabdoon iska degenaa iyagoo rasaas aan loo kala aabo yeelin ooda kaga qaaday waxaana Goobtaas lagu dhaawacay Gabadh Shacab ah oo magaceedana la yidhaahdo Sangaab.Waxayna halkaas ku qafaasheen Gabadhii halkaas lagu dhaawacay, 4 Oday oo ahaa Odayaasha Beeshaas iyo 7 qof oo ganacsatada Magaalada ahaa iyagoo dadkaa dhamaantood u kaxaysta Saldhiga Shacbiga Ogaadeenya lagu Xasuuqo ama lagu Ciqaabo ee ka yaala Qabri dahare iyadoon wax lagu samayn doono war loo haynin. Sidoo kale waxay CCGI halkaas ku bililiqaysteen 140 Malyan oo Sh.So. iyo 5070 Birr oo lacagta Itoobiya ah.Waxaa sidoo kale ay la wareegeen Raashin Bagaash ah kuwaas oo kala ahaa 12 Jawaan oo Galey ah, 2 Kiintaal iyo Badh Sonkor ah,iyo 1 Kiintaal oo Rinji ah iyo Badeeco kale oo isku dhex jirta.Waxaa kale ooy halkaas ku kacaysteen Xoolo isugu jira Geel iyo Adhi aan tiradooda dib ka soo sheegi doono. Abdi Madaale Radio Xoriyo 30 November 2001 radioxoriyo@somalitalk.net Faaladeena Warka ee Caawa waxaa inoo soo Diyaariyey Abdi-Sayid Moalin Yuusuf waxaana halkudhigeedu yahay Soomaalidu Maxay Sugeysaa? anagoo ka soo Qaadanay Somalitalk. Warkan isagoo Cod ah waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamijka Radio Xoriyo ee Caawa 30 November 2001. Ciidanka Itoobiya oo dhibaatooyin kula kacay Shacbiga Ogaadeenya Magacyada gabdho dhibaato ay u geysteen ciidanka Itoobiya, dad laxirxiray iyo faaladii Radiyo Xoriyo... KA.AKHRI.HALKAN Nov 27 WARARKA OGADEENYA: November 27, 2001 November 23, 2001 DHEGEYSI: Dhegeyso Warka Radio Xoriyo AFEEF: Afkaarta qoraalkaan waxaa leh Radio Xoriyo , kana tarjumimaayo aragtida SomaliTalk Powered by www.Somali Talk.com All About Somalia and More... >> Kor/up >> Usheeg Asxaabtaada
Home
FreeWebs
TellFriends
Search
Feedback
Thu, Dec 23, 2004
Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
WARARKA OGAADEENYA
Radio Xoriyo 30 November 2001 Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya CWXI, oo Jab Culus Gaadhsiiyey Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee Ogaadeenya ka hawl Gala. Dhegeyso Warkaan oo Cod ah Wariyaha Raadiyo Xoriyo uga soo warama Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa soo diray Dhambaal Xambaarsan Dagaalo Dhawr ah oo dhex Maray CWXO iyo Midka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya kuwaas oo dhamaan Lagu Jabiyey CCGI. Sidaad la socoteen Jimcihii hore Radio Xoriyo wuxuu idiin soo gudbiyey Qaar ka mida Degaaladaas hasa yeeshee Wariyaha Radio Xoriyo uga soo Warama Cwxo, ayey hadda u suuro gashay in uu hada soo diro warbixintii ugu danbaysay ee ku saabsan Degaaladsaas waana sidan: 2-dii November 2001 Galadiid oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay Waxaa Cadawga lagaga diralay 5 Askari ooy 3dex ka mida ahaayeen Saraakiil kala ah 1 Kornayl iyo Kabtan.Mida Sadexaad ooyna suuro galin in Derajadiisa la xaqiijiyo. 09kii November 2001 Jugle oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa CGI lagaga dilay 4 askari 3 kalen waa lagaga dhaawacay. 18 October 2001 Jiid oo ka Tirsan Gobalka Qoraywy Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 3 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay. 15 November 2001 Sagag oo ka tirsan Gobalka Nogob Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 8 Askari 9 kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas ooy Qaaday Jabhaddu kadib markii CWXO uu soo gaadhay war sheegayey in Ciidanka Gumeysiga Itoobiya ay si xun ugu jidh dilayeen dad shacab ah goobtaas oo haddii aan laga gaadhin ay aaqibo tirayaan ayuu CWXO weerar Kadis ah ku qaaday Goobtaas iyadoo dhamaan dadkii Shacbiga ahaa eey halkaas ku haysteen laga sii daayey. 15 November 2001 Kabtinaag oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa Cadawga lagaga dilay 37 Askari,15 Kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas oo lagu gubay 37 Askari gaadhi ay saaraayeen oo nooca Milatariga Qaada ee Ruushku sameeyo oo uuraala la yidhaahdo ahaa wuxuu waday Ciidan laga soo badalay Godey loona soo badalay Qabridhare oo ah Xarunta CCGI ee Ogaadeenya waxaa Goobtaas lagu dhaawacay 15 Askari oo kale kadib markii Kolaydaddii waday lagu Weeraray Goobtaas.Waxaa Goobtaas CCGI lagaga Qabsaday 23 Qori oo Casri ah iyo Tiro Aan la soo koobi karin oo Rasaas ah kadib markay ka Carareen Goobtaas oo laga Xoreeyey CCGI. 5 October 2001 Gunagado siiba Tuuladda Duudcade oo ka tirsan Gobalka Dhagaxbuur Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 7 askari, 8 kalena waa lagaga dhaawacay. Degaaladaas isu geyn waxaa CCGI lagaga dilay 62 Askari waxaa sidoo kale lagaga dhaawacay 37 Askari.Waxay CWXO degaaladaas ku qabsadeen hub iyo Saanad badan oo muhiim u ah CWXO.Beryahan dambe ayaad moodaa in CWXO ay Goobaha Degaalka jab lexaad leh oo is daba joog ah oogu geysanayaan CCGI oo jaahwareer iyo Argagax ku jira. Halkaad Warkaas kala socotaan Waa Radio Xoriyo C.Sh.O. Wariyaha Raadiyo Xoriyo ooga soo warama Arimaha Bulshada ayaa isna soo sheegay Dhibaatooyn cusub oo sidii Caadada u ahaan Jirtay CCGI ay u geysteen Shacbiga Ogaadeenya siiba Tuuladda Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey. Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee ka hawl Gala Ogaadeenya oo Dhibaato u geysta Qaar ka mida Shacbiga Soomaaliyeed ee Ogaadeenya 22 October 2001 Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey ayey Weerar Argagax ah ku soo qaadeen CCGI dadkii Shacbiga ahaa ee Goobtaas Nabdoon iska degenaa iyagoo rasaas aan loo kala aabo yeelin ooda kaga qaaday waxaana Goobtaas lagu dhaawacay Gabadh Shacab ah oo magaceedana la yidhaahdo Sangaab.Waxayna halkaas ku qafaasheen Gabadhii halkaas lagu dhaawacay, 4 Oday oo ahaa Odayaasha Beeshaas iyo 7 qof oo ganacsatada Magaalada ahaa iyagoo dadkaa dhamaantood u kaxaysta Saldhiga Shacbiga Ogaadeenya lagu Xasuuqo ama lagu Ciqaabo ee ka yaala Qabri dahare iyadoon wax lagu samayn doono war loo haynin. Sidoo kale waxay CCGI halkaas ku bililiqaysteen 140 Malyan oo Sh.So. iyo 5070 Birr oo lacagta Itoobiya ah.Waxaa sidoo kale ay la wareegeen Raashin Bagaash ah kuwaas oo kala ahaa 12 Jawaan oo Galey ah, 2 Kiintaal iyo Badh Sonkor ah,iyo 1 Kiintaal oo Rinji ah iyo Badeeco kale oo isku dhex jirta.Waxaa kale ooy halkaas ku kacaysteen Xoolo isugu jira Geel iyo Adhi aan tiradooda dib ka soo sheegi doono. Abdi Madaale Radio Xoriyo 30 November 2001 radioxoriyo@somalitalk.net Faaladeena Warka ee Caawa waxaa inoo soo Diyaariyey Abdi-Sayid Moalin Yuusuf waxaana halkudhigeedu yahay Soomaalidu Maxay Sugeysaa? anagoo ka soo Qaadanay Somalitalk. Warkan isagoo Cod ah waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamijka Radio Xoriyo ee Caawa 30 November 2001. Ciidanka Itoobiya oo dhibaatooyin kula kacay Shacbiga Ogaadeenya Magacyada gabdho dhibaato ay u geysteen ciidanka Itoobiya, dad laxirxiray iyo faaladii Radiyo Xoriyo... KA.AKHRI.HALKAN Nov 27 WARARKA OGADEENYA: November 27, 2001 November 23, 2001 DHEGEYSI: Dhegeyso Warka Radio Xoriyo AFEEF: Afkaarta qoraalkaan waxaa leh Radio Xoriyo , kana tarjumimaayo aragtida SomaliTalk
30 November 2001
Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya CWXI, oo Jab Culus Gaadhsiiyey Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee Ogaadeenya ka hawl Gala.
Dhegeyso Warkaan oo Cod ah
Wariyaha Raadiyo Xoriyo uga soo warama Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa soo diray Dhambaal Xambaarsan Dagaalo Dhawr ah oo dhex Maray CWXO iyo Midka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya kuwaas oo dhamaan Lagu Jabiyey CCGI. Sidaad la socoteen Jimcihii hore Radio Xoriyo wuxuu idiin soo gudbiyey Qaar ka mida Degaaladaas hasa yeeshee Wariyaha Radio Xoriyo uga soo Warama Cwxo, ayey hadda u suuro gashay in uu hada soo diro warbixintii ugu danbaysay ee ku saabsan Degaaladsaas waana sidan:
2-dii November 2001 Galadiid oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay Waxaa Cadawga lagaga diralay 5 Askari ooy 3dex ka mida ahaayeen Saraakiil kala ah 1 Kornayl iyo Kabtan.Mida Sadexaad ooyna suuro galin in Derajadiisa la xaqiijiyo.
09kii November 2001 Jugle oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa CGI lagaga dilay 4 askari 3 kalen waa lagaga dhaawacay.
18 October 2001 Jiid oo ka Tirsan Gobalka Qoraywy Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 3 askari 3 kalena waa lagaga dhaawacay.
15 November 2001 Sagag oo ka tirsan Gobalka Nogob Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 8 Askari 9 kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas ooy Qaaday Jabhaddu kadib markii CWXO uu soo gaadhay war sheegayey in Ciidanka Gumeysiga Itoobiya ay si xun ugu jidh dilayeen dad shacab ah goobtaas oo haddii aan laga gaadhin ay aaqibo tirayaan ayuu CWXO weerar Kadis ah ku qaaday Goobtaas iyadoo dhamaan dadkii Shacbiga ahaa eey halkaas ku haysteen laga sii daayey.
15 November 2001 Kabtinaag oo ka tirsan Gobalka Qoraxey Degaal ka dhacay waxaa Cadawga lagaga dilay 37 Askari,15 Kalena waa lagaga dhaawacay.Degaalkaas oo lagu gubay 37 Askari gaadhi ay saaraayeen oo nooca Milatariga Qaada ee Ruushku sameeyo oo uuraala la yidhaahdo ahaa wuxuu waday Ciidan laga soo badalay Godey loona soo badalay Qabridhare oo ah Xarunta CCGI ee Ogaadeenya waxaa Goobtaas lagu dhaawacay 15 Askari oo kale kadib markii Kolaydaddii waday lagu Weeraray Goobtaas.Waxaa Goobtaas CCGI lagaga Qabsaday 23 Qori oo Casri ah iyo Tiro Aan la soo koobi karin oo Rasaas ah kadib markay ka Carareen Goobtaas oo laga Xoreeyey CCGI.
5 October 2001 Gunagado siiba Tuuladda Duudcade oo ka tirsan Gobalka Dhagaxbuur Degaal ka dhacay waxaa CCGI lagaga dilay 7 askari, 8 kalena waa lagaga dhaawacay.
Degaaladaas isu geyn waxaa CCGI lagaga dilay 62 Askari waxaa sidoo kale lagaga dhaawacay 37 Askari.Waxay CWXO degaaladaas ku qabsadeen hub iyo Saanad badan oo muhiim u ah CWXO.Beryahan dambe ayaad moodaa in CWXO ay Goobaha Degaalka jab lexaad leh oo is daba joog ah oogu geysanayaan CCGI oo jaahwareer iyo Argagax ku jira.
Halkaad Warkaas kala socotaan Waa Radio Xoriyo C.Sh.O.
Wariyaha Raadiyo Xoriyo ooga soo warama Arimaha Bulshada ayaa isna soo sheegay Dhibaatooyn cusub oo sidii Caadada u ahaan Jirtay CCGI ay u geysteen Shacbiga Ogaadeenya siiba Tuuladda Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey.
Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ee ka hawl Gala Ogaadeenya oo Dhibaato u geysta Qaar ka mida Shacbiga Soomaaliyeed ee Ogaadeenya
22 October 2001 Laan Jaleelo oo ka tirsan Gobalka Qoraxey ayey Weerar Argagax ah ku soo qaadeen CCGI dadkii Shacbiga ahaa ee Goobtaas Nabdoon iska degenaa iyagoo rasaas aan loo kala aabo yeelin ooda kaga qaaday waxaana Goobtaas lagu dhaawacay Gabadh Shacab ah oo magaceedana la yidhaahdo Sangaab.Waxayna halkaas ku qafaasheen Gabadhii halkaas lagu dhaawacay, 4 Oday oo ahaa Odayaasha Beeshaas iyo 7 qof oo ganacsatada Magaalada ahaa iyagoo dadkaa dhamaantood u kaxaysta Saldhiga Shacbiga Ogaadeenya lagu Xasuuqo ama lagu Ciqaabo ee ka yaala Qabri dahare iyadoon wax lagu samayn doono war loo haynin.
Sidoo kale waxay CCGI halkaas ku bililiqaysteen 140 Malyan oo Sh.So. iyo 5070 Birr oo lacagta Itoobiya ah.Waxaa sidoo kale ay la wareegeen Raashin Bagaash ah kuwaas oo kala ahaa 12 Jawaan oo Galey ah, 2 Kiintaal iyo Badh Sonkor ah,iyo 1 Kiintaal oo Rinji ah iyo Badeeco kale oo isku dhex jirta.Waxaa kale ooy halkaas ku kacaysteen Xoolo isugu jira Geel iyo Adhi aan tiradooda dib ka soo sheegi doono.
Abdi Madaale Radio Xoriyo 30 November 2001 radioxoriyo@somalitalk.net
Faaladeena Warka ee Caawa waxaa inoo soo Diyaariyey Abdi-Sayid Moalin Yuusuf waxaana halkudhigeedu yahay Soomaalidu Maxay Sugeysaa? anagoo ka soo Qaadanay Somalitalk.
Warkan isagoo Cod ah waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamijka Radio Xoriyo ee Caawa 30 November 2001.
November 27, 2001
November 23, 2001
DHEGEYSI: Dhegeyso Warka Radio Xoriyo
AFEEF: Afkaarta qoraalkaan waxaa leh Radio Xoriyo , kana tarjumimaayo aragtida SomaliTalk
Powered by www.Somali Talk.com All About Somalia and More...
>> Kor/up >> Usheeg Asxaabtaada
Copyright © somalitalk.com . All rights reserved.