Xukunka Heesaha
SOMALI TALK .COM
Home | SIIRO | SALAT | ZAKAT | RAMADAN | NAGALA SOO XIRIIR | Allah Is Great w w w . S o m a l i T a l k . c o m XUKUNKA - HEESAHA Daabaco Boggan | Print Xukunka Heesaha: Sh. Xasan Ibraahim, Halkan ka Dhegeyso Su'aal: Raadiyayaasha Internetka waxaad maqleysaa in heeso ama muusig ama qaybo waqti lumis ah laga hor mariyey barnaamijyadooda ama barnaamijyada la dhex geliyo hees/muusig, haddaba sidee heesaha/muusiga la isu dhaafin karaa? Jawaab: Raac habkan hoose si aad heesaha/muusiga ama qaybaha aadan rabin isu dhaafisid: 1. Hagaha (mouse-ka) ku jiid barta kamuuqata sawirka hoose. Dhanka midig u jiid hagaha ilaa aad dhaafisid intii heesta/muusigu ku duubnaa. Ogow dhanka bidixna hagaha waad u jiidi kartaa haddii aad in badan oo barnaamijka ah dhaafsiisay ama aad rabtid in aad dib ugu laabatid qayb aad soo dhaaftay. 2. Hagaha (mouse-ka) sii daa marka aad dhaafsiisid qaybta aadan rabin ama ay ku duuban tahay hees/muusig. Sidaas ayaad ugu guulaysatey in aad is dhaafisid qayb aadan u baahnayn dhegeysigeeda Xukunka Heesaha: READ: muttaqun.com/music.html Xukunka Heesaha: Sh. Xasan Ibraahim, Halkan ka Dhegeyso Hadraawi ummadda haka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay B. Adam soh114@somalitalk.net Assalamu caleykum Warqad Furan oo ku Socota Abwaan Hadraawi iyo inta gabayda!!! Hadraawi: Bosaso Walaalkey Hadraawi iyo inta kula bahda ah heesaha, iyo gabayada waxaan rabay in aan u naseexeeyo sababta oo ah, haddii aanu nahay dad muslimiin ah waxaa RABBI naga xarimay heesaha ama gabayada marka laga reebo marka qof ku difaacayo diinteena ISLAAMKA, marka waxaan dhihi lahaa dhamaantood gaar ahaan Hadraawi oo ah nin soomaliya oo dhan laga yaqaan mar dhowna muujiyey �soomali jecelnimadiisa� ka dib markii uu wadanka dhamaantii uu soo booqday ee uu san ahayn nin tuulo isku soo qafilay!!! Marka waxaan dhihi lahaa in uu warbaahinada caanka ah gaar ahaan kuwa afka soomalida ku baxa in uu ummadda ka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay. Sababta aan isaga uga dalbanaayana waa in uu isaga yahay nin caan ah isla markaana ay dadka hadalkiisa tixgelinayaan marka loo eego dadka badankii sida aniga oo kale oo cidna waxba iga qoreyn oo aan iska ahay qof aan aqoon fiican ku lahayn mujtamaca soomaalida. Walaalkey Hadraawi waxaan jeclaan lahaa in akhbaartaan la gaarsiiyo sababta aan u leeyahay qof waliba waa ogsoon yahay, mana ihi nin neceb Hadraawi ee waxaan ahay nin naseexiisa ah, oo waan la soconaa inta heeso uu curiyey hadraawi oo meel kasta yaala, iyo dad ku luqeeyey, rag iyo dumarba. Qore: B. Adam soh114@somalitalk.net Faafin: Somalitalk.com | April 3, 2005 Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.Somali Talk.com SEARCH
Home
SIIRO
SALAT
ZAKAT
RAMADAN
NAGALA SOO XIRIIR
| Allah Is Great
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
XUKUNKA - HEESAHA
Daabaco Boggan | Print Xukunka Heesaha: Sh. Xasan Ibraahim, Halkan ka Dhegeyso Su'aal: Raadiyayaasha Internetka waxaad maqleysaa in heeso ama muusig ama qaybo waqti lumis ah laga hor mariyey barnaamijyadooda ama barnaamijyada la dhex geliyo hees/muusig, haddaba sidee heesaha/muusiga la isu dhaafin karaa? Jawaab: Raac habkan hoose si aad heesaha/muusiga ama qaybaha aadan rabin isu dhaafisid: 1. Hagaha (mouse-ka) ku jiid barta kamuuqata sawirka hoose. Dhanka midig u jiid hagaha ilaa aad dhaafisid intii heesta/muusigu ku duubnaa. Ogow dhanka bidixna hagaha waad u jiidi kartaa haddii aad in badan oo barnaamijka ah dhaafsiisay ama aad rabtid in aad dib ugu laabatid qayb aad soo dhaaftay. 2. Hagaha (mouse-ka) sii daa marka aad dhaafsiisid qaybta aadan rabin ama ay ku duuban tahay hees/muusig. Sidaas ayaad ugu guulaysatey in aad is dhaafisid qayb aadan u baahnayn dhegeysigeeda Xukunka Heesaha: READ: muttaqun.com/music.html Xukunka Heesaha: Sh. Xasan Ibraahim, Halkan ka Dhegeyso Hadraawi ummadda haka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay B. Adam soh114@somalitalk.net Assalamu caleykum Warqad Furan oo ku Socota Abwaan Hadraawi iyo inta gabayda!!! Hadraawi: Bosaso Walaalkey Hadraawi iyo inta kula bahda ah heesaha, iyo gabayada waxaan rabay in aan u naseexeeyo sababta oo ah, haddii aanu nahay dad muslimiin ah waxaa RABBI naga xarimay heesaha ama gabayada marka laga reebo marka qof ku difaacayo diinteena ISLAAMKA, marka waxaan dhihi lahaa dhamaantood gaar ahaan Hadraawi oo ah nin soomaliya oo dhan laga yaqaan mar dhowna muujiyey �soomali jecelnimadiisa� ka dib markii uu wadanka dhamaantii uu soo booqday ee uu san ahayn nin tuulo isku soo qafilay!!! Marka waxaan dhihi lahaa in uu warbaahinada caanka ah gaar ahaan kuwa afka soomalida ku baxa in uu ummadda ka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay. Sababta aan isaga uga dalbanaayana waa in uu isaga yahay nin caan ah isla markaana ay dadka hadalkiisa tixgelinayaan marka loo eego dadka badankii sida aniga oo kale oo cidna waxba iga qoreyn oo aan iska ahay qof aan aqoon fiican ku lahayn mujtamaca soomaalida. Walaalkey Hadraawi waxaan jeclaan lahaa in akhbaartaan la gaarsiiyo sababta aan u leeyahay qof waliba waa ogsoon yahay, mana ihi nin neceb Hadraawi ee waxaan ahay nin naseexiisa ah, oo waan la soconaa inta heeso uu curiyey hadraawi oo meel kasta yaala, iyo dad ku luqeeyey, rag iyo dumarba. Qore: B. Adam soh114@somalitalk.net Faafin: Somalitalk.com | April 3, 2005 Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
Daabaco Boggan | Print
Xukunka Heesaha: Sh. Xasan Ibraahim, Halkan ka Dhegeyso
Su'aal: Raadiyayaasha Internetka waxaad maqleysaa in heeso ama muusig ama qaybo waqti lumis ah laga hor mariyey barnaamijyadooda ama barnaamijyada la dhex geliyo hees/muusig, haddaba sidee heesaha/muusiga la isu dhaafin karaa? Jawaab: Raac habkan hoose si aad heesaha/muusiga ama qaybaha aadan rabin isu dhaafisid: 1. Hagaha (mouse-ka) ku jiid barta kamuuqata sawirka hoose. Dhanka midig u jiid hagaha ilaa aad dhaafisid intii heesta/muusigu ku duubnaa. Ogow dhanka bidixna hagaha waad u jiidi kartaa haddii aad in badan oo barnaamijka ah dhaafsiisay ama aad rabtid in aad dib ugu laabatid qayb aad soo dhaaftay. 2. Hagaha (mouse-ka) sii daa marka aad dhaafsiisid qaybta aadan rabin ama ay ku duuban tahay hees/muusig. Sidaas ayaad ugu guulaysatey in aad is dhaafisid qayb aadan u baahnayn dhegeysigeeda
Jawaab: Raac habkan hoose si aad heesaha/muusiga ama qaybaha aadan rabin isu dhaafisid:
1. Hagaha (mouse-ka) ku jiid barta kamuuqata sawirka hoose. Dhanka midig u jiid hagaha ilaa aad dhaafisid intii heesta/muusigu ku duubnaa. Ogow dhanka bidixna hagaha waad u jiidi kartaa haddii aad in badan oo barnaamijka ah dhaafsiisay ama aad rabtid in aad dib ugu laabatid qayb aad soo dhaaftay.
2. Hagaha (mouse-ka) sii daa marka aad dhaafsiisid qaybta aadan rabin ama ay ku duuban tahay hees/muusig. Sidaas ayaad ugu guulaysatey in aad is dhaafisid qayb aadan u baahnayn dhegeysigeeda
Xukunka Heesaha: READ: muttaqun.com/music.html
READ: muttaqun.com/music.html
Hadraawi ummadda haka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay B. Adam soh114@somalitalk.net Assalamu caleykum Warqad Furan oo ku Socota Abwaan Hadraawi iyo inta gabayda!!! Hadraawi: Bosaso Walaalkey Hadraawi iyo inta kula bahda ah heesaha, iyo gabayada waxaan rabay in aan u naseexeeyo sababta oo ah, haddii aanu nahay dad muslimiin ah waxaa RABBI naga xarimay heesaha ama gabayada marka laga reebo marka qof ku difaacayo diinteena ISLAAMKA, marka waxaan dhihi lahaa dhamaantood gaar ahaan Hadraawi oo ah nin soomaliya oo dhan laga yaqaan mar dhowna muujiyey �soomali jecelnimadiisa� ka dib markii uu wadanka dhamaantii uu soo booqday ee uu san ahayn nin tuulo isku soo qafilay!!! Marka waxaan dhihi lahaa in uu warbaahinada caanka ah gaar ahaan kuwa afka soomalida ku baxa in uu ummadda ka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay. Sababta aan isaga uga dalbanaayana waa in uu isaga yahay nin caan ah isla markaana ay dadka hadalkiisa tixgelinayaan marka loo eego dadka badankii sida aniga oo kale oo cidna waxba iga qoreyn oo aan iska ahay qof aan aqoon fiican ku lahayn mujtamaca soomaalida. Walaalkey Hadraawi waxaan jeclaan lahaa in akhbaartaan la gaarsiiyo sababta aan u leeyahay qof waliba waa ogsoon yahay, mana ihi nin neceb Hadraawi ee waxaan ahay nin naseexiisa ah, oo waan la soconaa inta heeso uu curiyey hadraawi oo meel kasta yaala, iyo dad ku luqeeyey, rag iyo dumarba. Qore: B. Adam soh114@somalitalk.net
Hadraawi ummadda haka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay
B. Adam
Assalamu caleykum
Warqad Furan oo ku Socota Abwaan Hadraawi iyo inta gabayda!!!
Hadraawi: Bosaso
Walaalkey Hadraawi iyo inta kula bahda ah heesaha, iyo gabayada waxaan rabay in aan u naseexeeyo sababta oo ah, haddii aanu nahay dad muslimiin ah waxaa RABBI naga xarimay heesaha ama gabayada marka laga reebo marka qof ku difaacayo diinteena ISLAAMKA, marka waxaan dhihi lahaa dhamaantood gaar ahaan Hadraawi oo ah nin soomaliya oo dhan laga yaqaan mar dhowna muujiyey �soomali jecelnimadiisa� ka dib markii uu wadanka dhamaantii uu soo booqday ee uu san ahayn nin tuulo isku soo qafilay!!!
Marka waxaan dhihi lahaa in uu warbaahinada caanka ah gaar ahaan kuwa afka soomalida ku baxa in uu ummadda ka waaniyo in heesaha muusigada leh iyo isla heesida laba qof oo kala jinsi ah ay xaaraam tahay.
Sababta aan isaga uga dalbanaayana waa in uu isaga yahay nin caan ah isla markaana ay dadka hadalkiisa tixgelinayaan marka loo eego dadka badankii sida aniga oo kale oo cidna waxba iga qoreyn oo aan iska ahay qof aan aqoon fiican ku lahayn mujtamaca soomaalida.
Walaalkey Hadraawi waxaan jeclaan lahaa in akhbaartaan la gaarsiiyo sababta aan u leeyahay qof waliba waa ogsoon yahay, mana ihi nin neceb Hadraawi ee waxaan ahay nin naseexiisa ah, oo waan la soconaa inta heeso uu curiyey hadraawi oo meel kasta yaala, iyo dad ku luqeeyey, rag iyo dumarba.
Qore: B. Adam soh114@somalitalk.net
Faafin: Somalitalk.com | April 3, 2005
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
© www.Somali Talk.com
SEARCH