::: SOMALITALK :::

SOMALI TALK .COM

Home | SIIRO | SALAT | ZAKAT | RAMADAN | NAGALA SOO XIRIIR | Allah Is Great w w w . S o m a l i T a l k . c o m SOMALITALK - NADWO Daabaco Boggan | Print Nadwadii Lagu Qabtay Boosaaso Qaybta::: Hordhac | 1aad :::Caqiidada Islaamka::: Qaybta Mowduuca Culimada Cod/dhegeysi Hordhac Hodhaca nadwada Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax Dhegeyso 1aad Ahlu-Sunah Wal jamaaca Sheekh Axmed daahir Dhegeyso Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ee Sharmaarke.. Bosoaaso... Nadwadan oo ah tii saddexaad ee lagu qabto magaalada Boosaaso waxa ay ku saabsan tahay Caqiiqada Islaamka. Qaybteeda hordhaca waxaa ka hadlay culimo iyo mas'uuliyiin Soomaaliyeed, oo ay kamid yihiin: Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. Kuwaas oo haearyo qiimo leh ka soo jeediyey hordhaca nadwada: Hordhaca Nadwada Halkan ka dhegeyso. Qaybta Koowaad ee Nadwadu waxay ku saabsan tahay Ahlu-Sunnah wal jamaaca, waxaan asoo jeedinaya Sheekh Axmed Daahir... Qaybta 1aad Halkan ka dhegeyso. [Xusuus qaybtaasi ma dhamaystirna, inta ka dhiman waan kusoo dari doonaa ee la socda insha Allah) Waxaa soo tebiyey C/fataax Jaamac | SomaliTalk | Boosaaso Duubista Nadwada waxaa qaybta ugu weyn ka qaadatay Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ah e Sharmaarke, Boosaaso. La soco qaybaha kale ee Nadwada... Insha Allah.. Faafin: Somalitalk.com | April 30, 2005 KENYA: Booqashadii Culumada ee Xeryaha Qaxootiyada iyo Sida loo Gaalaysiiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Qormadii: Sh. Maxamed Idris Waraysigii Sh. Jamaal Daahir: Sh. Jamaal Daahir waa macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirkii 6aad ee dhallinyarada ku barbaaray W.Ameerika, hadaba waraysigii Somalitalk la yeelatay Guji... Shirweyaha 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika Shirweynahan oo si habsami ah uga soo gabagaboobey Toronto Guji... Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.Somali Talk.com SEARCH

Home

SIIRO

SALAT

ZAKAT

RAMADAN

NAGALA SOO XIRIIR

| Allah Is Great

w w w . S o m a l i T a l k . c o m

SOMALITALK - NADWO

Daabaco Boggan | Print Nadwadii Lagu Qabtay Boosaaso Qaybta::: Hordhac | 1aad :::Caqiidada Islaamka::: Qaybta Mowduuca Culimada Cod/dhegeysi Hordhac Hodhaca nadwada Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax Dhegeyso 1aad Ahlu-Sunah Wal jamaaca Sheekh Axmed daahir Dhegeyso Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ee Sharmaarke.. Bosoaaso... Nadwadan oo ah tii saddexaad ee lagu qabto magaalada Boosaaso waxa ay ku saabsan tahay Caqiiqada Islaamka. Qaybteeda hordhaca waxaa ka hadlay culimo iyo mas'uuliyiin Soomaaliyeed, oo ay kamid yihiin: Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. Kuwaas oo haearyo qiimo leh ka soo jeediyey hordhaca nadwada: Hordhaca Nadwada Halkan ka dhegeyso. Qaybta Koowaad ee Nadwadu waxay ku saabsan tahay Ahlu-Sunnah wal jamaaca, waxaan asoo jeedinaya Sheekh Axmed Daahir... Qaybta 1aad Halkan ka dhegeyso. [Xusuus qaybtaasi ma dhamaystirna, inta ka dhiman waan kusoo dari doonaa ee la socda insha Allah) Waxaa soo tebiyey C/fataax Jaamac | SomaliTalk | Boosaaso Duubista Nadwada waxaa qaybta ugu weyn ka qaadatay Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ah e Sharmaarke, Boosaaso. La soco qaybaha kale ee Nadwada... Insha Allah.. Faafin: Somalitalk.com | April 30, 2005 KENYA: Booqashadii Culumada ee Xeryaha Qaxootiyada iyo Sida loo Gaalaysiiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Qormadii: Sh. Maxamed Idris Waraysigii Sh. Jamaal Daahir: Sh. Jamaal Daahir waa macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirkii 6aad ee dhallinyarada ku barbaaray W.Ameerika, hadaba waraysigii Somalitalk la yeelatay Guji... Shirweyaha 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika Shirweynahan oo si habsami ah uga soo gabagaboobey Toronto Guji... Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com

Daabaco Boggan | Print

Nadwadii Lagu Qabtay Boosaaso Qaybta::: Hordhac | 1aad

:::Caqiidada Islaamka:::

Qaybta

Mowduuca

Culimada

Cod/dhegeysi

Hordhac

Hodhaca nadwada

Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax

Dhegeyso

1aad

Ahlu-Sunah Wal jamaaca

Sheekh Axmed daahir

Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ee Sharmaarke.. Bosoaaso...

Nadwadan oo ah tii saddexaad ee lagu qabto magaalada Boosaaso waxa ay ku saabsan tahay Caqiiqada Islaamka.

Qaybteeda hordhaca waxaa ka hadlay culimo iyo mas'uuliyiin Soomaaliyeed, oo ay kamid yihiin: Sheekh C/Laahi Cali Xaashi, Beeldaaje Cali Faarax, iyo Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. Kuwaas oo haearyo qiimo leh ka soo jeediyey hordhaca nadwada: Hordhaca Nadwada Halkan ka dhegeyso.

Qaybta Koowaad ee Nadwadu waxay ku saabsan tahay Ahlu-Sunnah wal jamaaca, waxaan asoo jeedinaya Sheekh Axmed Daahir... Qaybta 1aad Halkan ka dhegeyso. [Xusuus qaybtaasi ma dhamaystirna, inta ka dhiman waan kusoo dari doonaa ee la socda insha Allah)

Waxaa soo tebiyey C/fataax Jaamac | SomaliTalk | Boosaaso

Duubista Nadwada waxaa qaybta ugu weyn ka qaadatay Rugta Duubista Cajaladaha Islaamiga ah e Sharmaarke, Boosaaso.

La soco qaybaha kale ee Nadwada... Insha Allah..

Faafin: Somalitalk.com | April 30, 2005

KENYA: Booqashadii Culumada ee Xeryaha Qaxootiyada iyo Sida loo Gaalaysiiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Qormadii: Sh. Maxamed Idris

Waraysigii Sh. Jamaal Daahir: Sh. Jamaal Daahir waa macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirkii 6aad ee dhallinyarada ku barbaaray W.Ameerika, hadaba waraysigii Somalitalk la yeelatay Guji...

Shirweyaha 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika Shirweynahan oo si habsami ah uga soo gabagaboobey Toronto Guji...

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com

© www.Somali Talk.com

SEARCH